Featured

XOG: Keating oo helay warqado sir ah oo laga qaaday Villa Somalia — Wararkii ugu danbeeyay somali

Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay xubno ku dhow dhow wakiilada Beesha Caalamka ka jooga Somalia, ayaa sheegaya in Warqado sir ah oo laga qaaday Villa Somalia la gaarsiiyay Danjiraha QM u fadhiya Somalia Michel Keating. Warqadahaani sirta ah ayaa la sheegay inay yihiin kuwo lagu diyaariyay qorshaha lagu dib dhigaayo doorashada Somalia,…

via XOG: Keating oo helay warqado sir ah oo laga qaaday Villa Somalia — Wararkii ugu danbeeyay somali

Featured

Rasmi: Arsenal Oo Xaqiijisay in Jeff Reine-Adelaide Ay U Soo Dalacsiisay Kooxda Koowaad — Laacib.net

Arsenal ayaa xaqiijisay in ciyaaryahakeeda la yidhaahdo Jeff Reine-Adelaide ay u soo dalacsiisay kooxda koowaad. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee 18-sano jirka ah oo kaga soo biiray kooxda Lens akadeemiyada kooxda Gunners, ayaa wacdaro ka dhigay kooxda 21-jirada tan iyo markii uu imaaday garoonka Emirates xagaagii hore. Inkastoo uu si rasmi ah uga diiwaan gashan yahay…

via Rasmi: Arsenal Oo Xaqiijisay in Jeff Reine-Adelaide Ay U Soo Dalacsiisay Kooxda Koowaad — Laacib.net

Featured

Oradyahanka Taageeraha Weyn U Ah Manchester United Ee Usain Bolt Oo Soo Dhaweeyay Zlatan Ibrahimovic “Waan Ku Daawan Doonaa” — Laacib.net

Ibrahimovic ayaa shalay la qaatay kooxdiisa cusub ee Manchester United tababarkii ugu horeeyay ee ka horeeya xilli ciyaareedka ka dib markii la siiyey fasax dheer maadaama uu xulkiisa Sweden kala qeyb galay Euro 2016 . Imaanshiyaha xirada tababarka kooxda Manchester ee Carrington, oo uu isugu diyaarinaayo xilli ciyaareedkiisii ugu horeysay ee Premier League ka dib…

via Oradyahanka Taageeraha Weyn U Ah Manchester United Ee Usain Bolt Oo Soo Dhaweeyay Zlatan Ibrahimovic “Waan Ku Daawan Doonaa” — Laacib.net

Waa kuma Maxamed Xuseen Rooble – Ra’iisul Wasaaraha cusub ee DF Soomaaliya? — Baidoa Media

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada. Maxamed Xuseen Rooble ma ahayn nin ku lug leh siyaasadda Soomaaliya, ama aad loo yaqiin, wuxuuna inta badan la shaqeynayey hay’adaha caalamiga ah, gaar ahaan […]

Waa kuma Maxamed Xuseen Rooble – Ra’iisul Wasaaraha cusub ee DF Soomaaliya? — Baidoa media

Dawlada Itoobiya Oo Shaacisay Tirada Rasmiga ah ee Ku Dhintay Rabshadihii Ka Dhacay Dalkaasi Todobaadkii u Danbeeyey. — Baidoamedia

ADDIS ABABA(HNN):— Tirada dhimashada Banaan-baxyadii iyo rabshadahii Qowmiyadeed ee ka dillaacay Ethiopia toddaabdkii lasoo dhaafay, kadib dilkii Loo geystay heesaa caan ahaa oo ka soo jeeday qowmiyadda Oromada, ayaa gaadhay 239, sida lagu sheegay tirokoob ay sameeyeen booliska. Hachalu Hundessa, oo ahaa hees halyey iyo codkar u ahaa Oromada, oo isu arka inay yihiin dad […]

Dawlada Itoobiya Oo Shaacisay Tirada Rasmiga ah ee Ku Dhintay Rabshadihii Ka Dhacay Dalkaasi Todobaadkii u Danbeeyey. — HADHWADAAG NEWS

Maxay ka wada hadleen Kheyre & Guddoomiyaha Aqalka Sare — Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho

Reading Time: < 1 minute MUDADA KA HARSAN XILKA XAFIISKA MADAXWEYNE FARMAAJO 139 days 02 hours 12 minutes 45 seconds Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta hoygiisa uu ka deganyahay Muqdisho ku booqday ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Kheyre oo qoraal kooban ka soo saaray kulankaas ayaa…

Maxay ka wada hadleen Kheyre & Guddoomiyaha Aqalka Sare — Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho

Madax goboleedyada oo Muqdisho ka bilaabay olole cusub iyo ujeedka — Caasimada Online

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada ayaa joogi doona magaalada Muqdisho inta laga ansixinayo heshiiska siyaasadeedka hannaanka doorashada 2020/21. Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Dowladda dhexe ayaa heshiis ka gaaray xaaladda kala guurka ee dalka, waxaana lasoo wada saaray war-murtiyeed la isku raacsan yahay oo ka kooban 15 qofodb, balse qodob ka mid ah oo…

Madax goboleedyada oo Muqdisho ka bilaabay olole cusub iyo ujeedka — Caasimada Online

Ciidamada Dowladda oo dib ula Wareegay Degaanka Garasweyne ee Gobolka Bakool — Wararkii ugu danbeeyay somali

Ciidamada Dowladda Soomaaliya kuwa Maamulka Koofur Galbeed iyo AMISOM ayaa dib ula Wareegay Degaanka Garasweyne ee Gobolka Bakool,kaas oo 50KM u jira Degmada Xudur Ee Gobolka Bakool. Ciidamada Huwanta ah ayaa hadda Maamulaya Degaanka Garasweyne,kaas oo Todobaadkii hore ay la wareegeen Al-shabaab markii ay iskaga baxeen Ciidamada Dowladda Itoobiya. Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM…

via Ciidamada Dowladda oo dib ula Wareegay Degaanka Garasweyne ee Gobolka Bakool — Wararkii ugu danbeeyay somali

Turkiga oo bilaabaya Wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya — Wararkii ugu danbeeyay somali

Dowladda Turkiga waxaa ay sheegtay inay Dhexdhexaad ka tahay Wada-hadalada u dhaxeeya Maamulka Soomaaliland iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya kaas oo dhowr jeer oo horre Dowladda Turkiga marti galisay. Waxaa ay sheegtay Dowladda Turkiga in Markasta Diyaar u tahay sidii wada-hadaladaas ku qabsoomi lahaayeen haddana Soomaaliya iyagu ula dhaqmaan si-isku mid ah oo aan kala…

via Turkiga oo bilaabaya Wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya — Wararkii ugu danbeeyay somali

Sawirro: Qaraxyadii mataanaha ahaa ee lagu weeraray xarunta CID-da — Warqaad.com l Somali News Upate l

Waxaa soo baxaya sawiradii ugu horeeyay ee weerarada mataanaha ah ee lagu qaaday xarunta Dembi baarista CID-da magaalada Muqdisho saaka. Xilliga weerarka dhacay ayaa ahayd barqo hore oo dadku howlahooda u jarmaadayeen waxaana qasaare ka soo gaaray dadweyne goobta marayay. The post Sawirro: Qaraxyadii mataanaha ahaa ee lagu weeraray xarunta CID-da appeared first on Warqaad.com…

via Sawirro: Qaraxyadii mataanaha ahaa ee lagu weeraray xarunta CID-da — Warqaad.com l Somali News Upate l

DAAWO:-Sawiro Cusub oo laga Helay Xarunta CID-da Muqdisho — Warqaad.com l Somali News Upate l

Sawir qaadayaasha ayaa kusugan Agagaarka Xarnta Dembi barista Soomaaliyeed Ee CID-da Magaalada Muqdisho kuwaasi oo sawiro cusub kasoo qaadaya xarunta la weeraray. Ilaa hadda waxa lagu mashquulsan yahay xakameynta Amniga Xarunta oo weli rasaas laga dhex maqlayo,Ciidan badan ayaana kusugan Xaruntaasi. The post DAAWO:-Sawiro Cusub oo laga Helay Xarunta CID-da Muqdisho appeared first on Warqaad.com…

via DAAWO:-Sawiro Cusub oo laga Helay Xarunta CID-da Muqdisho — Warqaad.com l Somali News Upate l

War deg deg Ah:-Toogasho Hadda Ka Socota Waddanka Mareykanka — Warqaad.com l Somali News Upate l

War goor dhaw kusoo dhacay Warqabadka Wakaalada Warqaad.com ayaa waxa uu sheegay in toogasho ay hadda ka socoto magaalo ku taalla Waddanka Mareykanka. Ilaa hadda lama hayo inta qof ee la toogtay hase ahaatee magaalada Hoose ayaa rag hubeysan ay weerar ka fulinayaan oo toogashana ay kula dhaqaaqayaan qof walbo oo ka hor yimaada. Magaalada…

via War deg deg Ah:-Toogasho Hadda Ka Socota Waddanka Mareykanka — Warqaad.com l Somali News Upate l

Deg Deg: Weerarkii CID-da oo lasoo gaba gabeyay & ragii.. — Warqaad.com l Somali News Upate l

Weerarkii goordhaw lagu qaaday xarunta dambi baarista CID-da ee magaalada Muqdisho ayaa lagu soo waramayaa in lasoo afjaray, ciidamada dowlada ayaana toogtay rag la sheegay in ay gudaha u galeen dhismaha xarunta CID-da. Saraakiil katirsan booliiska ayaa sheegay in weerarka ka dambeeyeen afar nin oo labo kamid ah ay is qarxiyeen halka labada kalana ay…

via Deg Deg: Weerarkii CID-da oo lasoo gaba gabeyay & ragii.. — Warqaad.com l Somali News Upate l